Wasiirka arrimaha dibadda oo u safreysa dalalka Khaliijka. Hoggaamiye hore oo L ah oo hoggaaminaya xisbi cusub. Lacag celinta canshuurta oo bilaabanaysa toddobaadkan.
Kryssa i valen ovan så skrivs feed-URL:en om - kopiera den sedan till din poddspelare.
Wasiirka arrimaha dibadda oo u safreysa dalalka Khaliijka. Hoggaamiye hore oo L ah oo hoggaaminaya xisbi cusub. Lacag celinta canshuurta oo bilaabanaysa toddobaadkan.
Koror weyn oo ku yimid heerka waxbarashada haweenka tan iyo 2000 meeyadii Dowladda oo bixineysa 2.7 bilyan oo gargaar bani’aadamnimo ah Kharashka ilmaha oo si xawli ah kor ugu kacay
-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon ayaa caawiyay
Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono.
Bas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doonaa.
Labo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale. Booliska ayaa sheegay inay isgaarsiintooda gudaha ey culays buux dhaafiyeen intii uu socday howlgalkii Risbergska ee magaalada Örebro. Isbitaalka Skåne ayaa la xiriiri doona dhammaan qoysas, horey loo baarey.
Dab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo falal culus ku jira. Dibad u dhoofinta baabuurta oo hoos u dhacday 25 boqolkiiba.
Heyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo 24 dal oo kale ayaa soo saaray bayaan wadajir ah - bukaannada Qaza.
Xisbiga Moderaterna oo soo bandhigay hindise cusub oo la xiriira soo-galootiga. Xukuumadda iyo xisbiga SD oo diyaar la ah amaah 220 bilyan oo karoonah. Booliiska oo doorbiday in aan la soo saarin shuruudo cusub.
Jessica Stegrud SD, ayaa maanta kulan wada-xaajood ah la yeelatay Linda Lindberg. Waxaa kor u kacay dadyoowgii dalxiiska ku iman jirey Sweden. Wasaaradda arrimmaha dibadda Sweden ayaa shalayto u yeertay daljiraha dalka Ruushka u fadhiya Sweden.
Giriiga ayaa sheegay in ay Israa’iil ka daad gureeyeen tiro dad Iswiidhish ah. Xukuumadda ayaa nus bilyan gelinaysa si loo dhimo safafka loo galo daryeelka caafimaadka. Dhaqaalihii lagu taageeray gobollada xilligii covid-19 oo la dhaliilay.
Afar nin ayaa lagu soo oogay dilka fanaankii caanka ahaa C Gambino. Shaqo joojin ay sameeyn doonaan xubnaha ururka shaqaalahadegmooyinka, gaar ahaan shaqaalaha shirkadaha caafimaadka gaarka ah. Mushahaarka madaxda suuqyada saamiyada oo sarreeya.
Baaristii dilkii ka dhacay Örebro ee 10-ka qof toogashada lagu diley oo hoos loo dhigey. Tirrada aabbeyaasha daryeela ilma oo yaraatay illaa sanadkii 2006. Iibinta gawaarida cusub ayaa kor u kacday.
Bartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray ” maxkamad u qabasho” ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu furay guri dabaq ah.
Tiradii dhallinyrada ka baxsata guryaha Sis oo bar hoos u dhacay laba sannadood gudahood. Ciidanka Nabadsugidda oo nin lagu tuhunsan yahay argagixisno lagu qabtay nawaaxiga Malmö. Haweeney ey baadigoobeyeen boliiska oo lagu qabtay dalka Isbaaniya.
Heyadda SMHI oo ka digtay dabaylo. Botkyrka oo soo rogtay imtixaanka luqaddaee shaqaalaha dugsiyada hoose dhexe. Mowjad cusub oo bartilmaameedsanaysa iney khiyaamaan bukaanka.
Wiil dhallinyaro ah oo loo xiray dil. Dambi ka dhacay dugsi xannaanada ee Flen. Heyadda saadaalinta hawada oo ka digtay baraf.
Madaxda ayaa ugu khamri cab badan, marka loo barbardhigo dhammaan xirfadleyda kale oo dhan. Laba kiis oo ah cudurka jadeecada ayaa aakhirkii bishii agoosto laga heley cusbitaallada magaalooyinka Luleå iyo Piteå. Lacag sunuud ayh oo ka sameeysan qalin oo carab ah, kana soo jeeda qaniyadii 800 ama 900 ayaa laga heley agagaarka Lummelunda ee jasiiradda Gotland.
Haweeney u geeriyootey dhaawac ka soo gaarey shil baabuur magaalada Linköping iyo qaar kale oo ku dhaawacmey. Sicirka cuntada oo kor u kacay 0,2 boqolkii bishii luulyo. Qajaarka iyo baradhada ayaa ugu qiime kac sarreeya. Ciyaartooydii qaaddey billaddii dahabka Olombikada David Åhman iyo Jonatan Hellvig ayaan todobaadkan ka qeyb geli doonin tartanka adduunka ee kubbadda laliska xeebta ee dalka Holland. Dacwad maanta ka furantay Stockholm soconna doonta 24 maalmood oo 8 nin la hor keeney.
Wiil 15 jir ah ayaa loo xiray ku lug lahaansho looga shakisan yahay dil ka dhacay Bagarmossen oo dhacda koonfurta Stockholm horaantii bishii Luulyo. Toogasho ka dhacday magaalada Jävla ayaa lagu dhaawacay saddex ruux kuwaas oo midkood markii dambe uu u dhintay dhaawicii ka soo gaaray. Waddada E 45 ee barbar marta Lilla Edet,ayaa la filayaa in dib loo furo 24saacadood gudood.
Qiimaha cunnada ayaa ah mid si aad ah u kor ugu kacayo. Hanjabaadaha iyo tacaddiyada ka dhanka ah shaqaalaha asluubta iyo maxaabiista kale ayaa ku kordhay xaruunta daryeelka ama dhaqanceelinta dembiilayaasha ee Hall. Cilmi-baaraha Swedish-Iraniga ah, Ahmadreza Djalali ayaa maanta oo Arbaca ah ka bilaabaya mudaaharaad cuna-joojin ah gudaha xabsiga ku yaalla dalka Iran oo uu kaga soo horjeedo xukluumadda Sweden
19 jir ayay maxkamadda degmada Ystad ugu xukuntay xukun xabsi daa'in ah dil uu geeystay. Ninkan ayaan qiran dembiga. Goobaha lagu dabaasho dalka ee biyahooduna tayada leeyihiin ayey tiradoodu kor u kacdey. Heyadaha oo aan ku wanaagsaneyn iney xaqiijiyaan aqoonsiga qof Sweden safar ku yimaada.
Guddoomiyaha xisbiga Moderaterna ee Västra Götaland, Johan Abrahamsson, ayaa si ku meel gaar fasax uga qaatay howlihiisii. Qoysaska Iswidishka ayaa la baxa lacag caddaan ah oo aad u yar. Seddexdii qofba mid bulshada Sweden ayaa waxa ku sii kordhay walaaca ey ka qabaan dagaal. Bishii Janaayo, 1,110 shirkadood ayaa kacay. Taasi waxay 57 boqolkiiba ka badan tahay bishii Janaayo ee sannadkii hore.
Telefishanka dalka Ingiriiska ee Channel 4, oo uu soo gaaray qoraalkii sirta ahaa ee dawladda Israa'iil markhaatiga u soo bandhigtay, uu sheegay inaaney ku qornayn wax caddeeynaya eedeeymahaasi. Xukuumadda Sweden ayaa doonaysa inuu dalka Sweden ka qeyb qaato labo dadaal oo laga qabaneyo badda cas. Waxaan bilaash sii ahaan doonin in eedeeyn shirkadaha looga gudbiyo Guddiga dacwadaha guud - Allmänna reklamationsnämnden ee magaciisa loo soo gaabiyo ARN.
Shaqo la'aanta oo si aayar ah u sii kordheysa. Calool xanuunka ee carruurta ayaa aad hoos ugu dhacay sannadihii u dambeeyay. Shirkadda soo saarta batariga ee Northvolt ayaa maalgelin balaayiin karoon ah ku samaynaysa Skellefteå.
Xilli ay Yurub tirada magangelyo doonka sii kordhayaan ayey haddana tiro yari oo magangalyo doonka ka mid ah imaneyaan Sweden. Kuresha Gelle Roble, waa hooyo heysata 12 carruurah, kuna dhaqan degmadda Ljusdal. Waxay ku shaqeysaa meherada Undersköterska. Daryeelka qoyska sidaasi u ballaan ee ay hooyada u tahay, kama uusan xanibin waxa ay ku riyooneysay. Xulka Sweden oo berito la ciyaari doono xulka gabdhaha Talyaaniga.
Viktor Karlsson waa 16 jir hibo leh oo lala socodsiiyay inuu dayrta jaamicadda Chalmers bilaabi doono. Magaca magaaladda Gävle ayaa ah midka sideedaad ee magac magaalo oo ku jira heeso lagu luuqeeyo Sweden-sida ka muuqata daraasad uu ururka STIM tobankii sano ee ugu dambeeyay middaasi oo telefishinka SVT si dhow u eegay. Waxaa jira isbedel ku yimaado dabeecadaha hurdada ee dadka qaar taasoo ay sabab u tahay xilliyada sannadka Sweden.
Wiil 16 jir ah oo lagu tuhunsan yahay dil oo mudo 10 bilood kor u dhaafeysa ku jira rummaan. Qaybtii ugu horeeeysay ee sannadkii 2022 ayey 34 qof u geeriyoodeen toogashooyin. Halka sannadkan 2023 ay illaa iyo hataan u geeriyeedoon toogashooyin 21 qof. Dhakhtar Khalif Bile ayaa ku raacsan hay'adda adeega caafimaadka ee Iswiidhen welwel ay ka muujisay kororka isticmaalka daawooyinka antibiotikada oo sababi karta u adkeysiga bakteeriyaddu u yeelaneyso daawooyinkaasi.
Xildhibaan lagu tuhunsanaa galmo iibsi oo dacwadiisii hordhaca ahayd hoos loo dhigay. Toogashooyin ka dhacay Stockholm iyo Göteborg arbacadii iyo khamiistii. Ardayda dhigata fasalada afraad oo fahankoodu ku liito luuqadooda hooyo.
Bartamaha xaafada Jakobsberg ee degmeda Jarfälla ayaan hadda loo aqoonsaneen goob maandooriye, sida uu booliska sheegayo. Boliiska ayaa racfaan ka qaatay go'aankii maxkamadda maamulka ee la xiriirtay ogolaanshaha gubista kitaabka Qur'aanka. Guriga xarunta dhaqanka Sara ee degmadda Skellefteå ayaa ka mid ah dhisameyaasha xiisa leh muuqaal ahaan ee ku dhacaya indhaha dadka ku cusub degmadaasi.
Heeyada dalkan oo shaqaalahooda ka mamnuucay isticmaalida app-ka Tiktok iyo warar kale.
Abaalmarinta Polarpriset oo ay heleen saddex halabuure. Daraasad caafimaad oo laga sameeyey qowmiyadda Same-iga ee Sweden. Waxaamararka qaarkood is buriya xilliga afurka iyo wakhttiga shaqada lagu jiro.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ka dib hadal hayntii qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray ayey shabakadaha shirkadaha qaarkood ey ku dhawaaqeen iney hoos u dhigeyaan qiimaha cunnada daruuriga ah. Gubistii uu xagjirka Rasmus Paludan bishii janaayo ku gubay Quraanka safaaradda Turkiga horteeda, ma ay ahayn nacayb shacab lala beegsanayo, sida uu sheegay xeerilaaliye. Waxbarashada dugsiga sare qaybaheeda dhismaha ee faraca mashiinnada dhismeyaasha oo ku dhowaad 70 boqolkiiba ardayda dhigatay ahaayeen kuwo shaqeeya sannad ka dib dhammaadkii waxbarashada.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Xukuumadda Sweden iyo xisbiga ay wada shaqaynta leeyihiin ee Sverigedemokraterna ayaa aad u doonaya dad badan oo ajaanib ahi in ay waddammadoodi dib ugu noqdaan. Wixii ka dambeeyey kalaguurkii qarnigii ina dhaafay iyo midkan aannu iminka ku jirno ayey laba jibaarmeen tirada lammaaneyaasha waayeelka wada nool ama is qaba ee kala taga. Sida ku cad daraasad la sameeyey. Farsamo-yaqaannada miinooyinka ee ciidanka ammaanka ayaa gaarey xarunta farasmagaalaha ee xaafadda Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge.
Xildhibaanno ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Mareeykanka oo sheegay inaaney ansixin doonin iibka diyaaradaha F-16 ee dalka Turkiga, haddaannu dalkaasi Nato u sii dayn Iswiidhen iyo FInland. Sicirka qaxwaha ama kafeegaoo hoos u dhacay kiiladii. Tartankii heesaha Hirgaley Melodifestivalen ee Iswiidhen oo berito ka bilaabmi doona Göteborg.
Maxkamadda degmada Blekinge oo maanta xukuntay nin 44 jir ah oo lagu eedyeyey xadgudubyo dagaal. Ninkan ayaa iska dheereeyay dembiga lagu soo oogay. Wakaaladda beeraha ayaa go’aan ku gaartay in nafta laga jaro 165.000 digaag, kadib markii laga helay cudurka xiidmaha ku dhaca ee loo yaqaanno Salmonella. Maxkamadda degmada Malmö ayaa maanta xabsi ah ku xukuntay nin kale oo 43 jir ah ka dib markuu labba gabdhood oo uu dhalay oo aan qaangaaraheyn u safriyey dalka Suuriya.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ka dib kulayl dayreedkii aadka u sareeyay ayaa iminka waxaa dhammaan waddankoo dhan, koonfurta Sweden ilaa waqooyigeeda ka bilaabanaya soo di'itaankii barafka barafka. Gabar da'deedu 15 jir tahay oo lagu tuhunsanaa in ay dishay walaalkeed ka yar, ayaa maanta maxkamadi dacwad ku soo oogtay. Gabadhaan ayaa bartamihii bishii juulaay weerar ku qaadday walaalkeed ka yar oo ay ku wada sugnayeen guri ku yaal xaafadda Vällingby ee magaalada Stockholm. Dhuumaha gaaska ee Nord Stream ayaa waxaa loo geystay kharibaad weyn dabayaaqadii bishii september ee tagtey.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Baarlamaanka Iswiidhen ayaa hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ugu codeeyay maanta inuu noqdo ra'iisul wasaare dalka. Xubnaha xisbiga Liberalrna ee gobolka Istockholm ayaa qoraal ay ku dhaleecaynayaan hoggaanka xisbiga iyo heshiiskii "Tidöavtalet" oo wata magaca goobtii ku dhacay, soo saaray, sida uu qoray wargeeyska Svenska Dagbladet. Muddo sannado ahba waxaa hoos u sii dhacayey tirada qoysaska carruurta leh ee guryaha laga saaro. Lixdii bilood ee sannadkaan u horreeysay ayey 269 carruur ahi waxay noqdeen hoy la'aan ka dib markii waalidkood guryihii laga saaray.
Qof ayaa ku geeriyooday, halka uu of kalena uu ka soo gaaray dhaawac halis ah toogasho shalay ka dhacday xaafadda Saltskog ee degmada Södertälje. Waddanka Ruushka ayaa dalbaday in uu xogogaal u noqdo sida ay u socdaan baarista lagu samaynayo wixii sababay qaraxii dhuumaha Nord Stream. Dacwad ayaa maanta lagu soo oogey nin horey macallin uga ahaan jirey dugsi ka mid ah dugsiyada hoose/dhexe ee magaalada Västerås. Ninkan ayaa lagu soo eedeeyey falal-dembiyeedyada kufsi iyo faraxumeeyn
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Xeer ilaaliyaha ayaa go'aan ku gaaray in laga qaado xanibaadda agagaarka Nordstream 1 iyo 2 ee badda Östersjön. Nin deggan magaalada Gävle ayey maxkamadi xukuntay ka dib markuu bishii oktoober ee sannadkii 2021 ugu hanjabay inuu dili doono Peter Hultqvist oo ka soo jeeda Borlänge ahaana wasiirkii gaashaandhiga ee xukumadai socialdemokraterna. Degmooyinka Säffle iyo Åmål iyo nawaaxigooda ayaa saakay aroortii waxaa ka dhacay dhulgariir.
323 bukaan oo u xanuunsan covid-19 ayaa lagu daweeyneyaa cisbitaallo ku yaala gobolka Istockholm, tiradas ayaa ah mid sii kordheysa. Qiimaha korontada ayaa aad hoos ugu sii dhacaya waddanka oo dhan. Doorashadii dalka ka dhacday ee sannadkaan 2022 ayay 3% hoos u dhacceen dadka codkooda dhiibtay, marka loo barbar dhigo middii ka horreeysay ee 2018, sida uu muujiyey tirakoobka hayadda SCB.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Iswiidhen ayaa mar kale furayasa u dhoofinta agabka ciidamada dalka Turkiga. Xisbiga Sverigedemokraterna oo markii hore aan haba yaraatee wax kuraas ah lahayn hoggaanka guddihoosaadyada baarlamaanka ayaa hadda helay guddoomiyeyaasha golayaasha sida guddihoosaadka cadaaladda iyo arrimaha dibadda, suuqa shaqada iyo guddihoosaadka suuqa ganacsiga.
Garabyada kirooyinka guryaha oo uu u socda wada-xaajoodkoodii ku saabsanaa qiimaha kor u qaadidda sannadka foodda innagu soo haya kirooyinka 1,5-ta malyan hooy ee kirada loogu jiro. Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wali sii wada dhaliisha Iswiidhan, isagoo Iswiidhan ku tilmaamay dal argagagixisada hoy u ah. Tirada dadka lacgta ka daymanaya Bangiga rahmadda ayaa kor u kacday inta u dhaxaysa 20% ilaa 30 % marka la barbar dhiga xilligaan oo kale sannadkii hore.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ururka isutagga shirkadaha ka ganacsada cuntooyinka ayaa ayaa qaylo dhaan ka keenay qiimaha korontada oo cirka isku shareeray. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa raba in la sii dheereeyo wakhtiga ay soconayso lacagta sida ku meel gaarka ah loogu daray kabidda kirada guryaha (bostadasbidragstilläget) ee ay helaan qoysaska carruurta leh. Magdalena Andersson oo sharraxday waxay ula jeedday ereyadii Somali Town.
Miino iswiidhish ah ee sannadkii 1931 la sameeyey oo laga helyiyada oo sabeeyneeysa biyaha jasiirrada Stockholm, middaasina oo la qarxiyey. Xulka hablaha Iswiidhen ee kubbadda cagta oo ay caaw is heli doonaan dhiggooda ee Finland.Tirada ddka horey u codeeyey oo kor u kacday 8% marka oo barbardhigo doorshadii midaan ka horreeysay haddaayoo kale.
Maxaabiista xabsiga Kumla oo sannadka u codeeyey si ka duwan sannadihii hore. Xukuumadda iyo mucaaradka oo u qoondeeyneya miisaaniyad dhanka ciyaaraha oo la geliyo xaafadaha danyarta, hase yeeshee wax laga bedeli doono sidii hore. Xaafadaha Rinkeby Kista oo dadka codeeyneyaa afar daloolow mid yihiin kuwo markii ugu horreeyey codeeyn kara.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 kii. Qiimaha batroolka ayaa hoos u sii socda oo hadda wuxuu ka hooseeyaa 19 karoon markii ugu horeysay tan iyo bilowgii Febraayo ee sanadkan. Litirkii bensinka ah wuxuu ku kacayaa 18 krone iyo 98 öre ka dib markii laga dhimay 25 öre. Alaabada ay caruurtu ku ciyaarto ee mustacmalka ah ayaa waxaa ku jira walxo sun ah oo kiimiko ka sameeysan taas oo ay tahay in caruurtu tahay in ay si taxdar leh u isticmaalaan. Alaabada carruurtu ku ciyaarto ee aan cusbeeyn ayaa lagu talinayaa in aan dib loo isticmaalin.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Wiilkii 15 jirka ahaa ee toogashadda ka geeyestey xarun laga dukaameysto ee ku tiilay magaaladda Malmö, ayay hooyadii dhowr jeer qeylo-dhaan gaarsiisay hay'addaha adeega bulshada iyo ciidanka booliiska si la mid ah, sidii ay sameysay hooyada wiilkii 17-jirka ahaa ee toogashada ku dilay askarigii booliiska magaalada Göteborg bishii luulyo 2021 Qiyaas gaarsiisan 50 boqolkiiba falalka toogashooyinka ee ka dhaca deegaan-dambiyeedka gaangiska ayuu xukun ku dhacaa marka maxkamadda la hor geeyo, sida ay ku soo warrantay laanta Uppdrag granskning ee idaacadda SVT oo baaris ku sameeysay 900 oo dacwadood oo afartii sannadood ee ugu dambeeyey iyo iskuul laga xiray kushinkii cuntada loogu karin jirey oo noqotay goob jiir ku noole ah.
Treemmada ka socdaala Gävle oo shan maalmood xirnaan doona dayactir daraatiid. Welwelka laga qaado marka shaqada dib loogu noqoneyo fasaxa kuleeylaha dabadii iyo yeey xoolo leysey.
Xildhbaanno ka tirsan xisbigga Vänsterpartiet oo ka qeyb qaadanayey toddobaadka Almadalen ayaa doortay in ay surtaan calanka ururuka PKK. Koobka Kubadda Cagta Haweenka ee Yurub oo bilaabanaya caawa. Iyo Muwaadin Iswiidhish ah oo saxaafadda Ruushku sheegtay in lagu qabtay Mariopol. Ninkan iswiidhishka ayaan la shaacin magaciisa mana jirto wax xaqiijin ah oo ka soo baxay maamulka oo ninkan ku saabsan.
*Xog ku kabid: Warkaan oo la baahiyey 5 tii juulaay 2019kii kuna saabsanaa go'aankii degmada Bromölla ee ahaa mamnuucidda tukashada salaadda xilliyada shaqada, ayaan la sheegin andacaadda degmada. Sidaas darteed waxaan halkaan ku kabaynaa xogta ah in guddoomiyaha degmada Marie Wäppling ay 9 kii juun 2021 u sheegtay wargeyska Kristianstadsbladet "in rabitaankoodu ahaa in qofku uunan hawshiisa uga tagin salaad darteed. In ayna shaqada ka hor istaagin".
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
App-cusub oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado, degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uusan ogolaansho siinin Rasmus Paludan kulan ka dhacayey Borås, iyo warar kale
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Xisbiga Miljöpartiet ayaa la’ musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka degmooyinka dalka, Hay’adda qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha ee Arbetsmiljöverket ee Iswiidhan ayaa xirtey baaritaankii warbixinnada ay hay’addu heshay ka dib rabshadihii todobaadka Easter-k iyo warar kale
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale ogolaanshe u helo isusoobax gudha degmadda Trollhättan, Säpo oo ka digtey saameynta Ruushka ee dooda Nato, iyo warar kale
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay go'aanka ay booliska gobolka galbeed ku diideen codsigiisa ku aadan inuu shir guud uu ku qabto magaaalada Borås maalinimada Jimcaha ah iyo warar kale
Nyamko Sabuni oo markii ugu horeyey la hadashay warbaahinta kadib iscasilaadeedii usbuucii hore , Booliska oo gacanta ku dhigey droogo lagu qiyaasay 5milyan oo kroon iyo warar kale kala soco boggeena internetka.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan oo karoon oo lagu maalgelin doono barnaamij shaqo-abuuris ah gugan 2022 iyo warar kale
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Hay’adda caafimaadka dadweynaha ee Sweden ee looyaqaano Folkhälsamyndigheten oo tallaalki 4aad ee Covidka siisneysa dhammaan dadka da’doodu gaareyso 65sanno, Sugitaanka paaspoorka oo saf habeenkii loogalay iyo warar kale...
Ruushka iyo Yukreyn oo mar kale wada hadli doona, Qiimaha Shidaalka oo sara u kacay iyo warar kale.
Boqorka Sweden oo abaalmarin siiyey gabar Soomaali ah, S iyo V oo aan wali heshiis ahayn + afhayeenka oo soo gudbiyey Magdalina, iyo 20-ruux oo bas ku dhaawacmay.
Hannaan loogu magac daray"Jooji toogashada" oo Göteborg laga hirgelinayo. Dad hor leh oo dhintay Covi 19, Soomaali ganacsi ku leh xaafadda Tjärna Ängar oo aan ka wareysanay xaalkooda.
Sweden oo bilad kale oo dahab ah soo dhacsaday. Shaqo la'aanta oo weli halkeedii ah balse rajo iftiin leh ka soo muuqato. Muxuu yahay mashuurca loogu magac daray "I see red"?.
Dad hor leh oo u geeriyooda xanuunka Covid 19. Orodyahanka Mustafa Maxamed oo ka hadlay sababahuu uga haray Olombikada Tokyo, iyo Aflaamta banaanka lagu daawado eeo dib loo bilaabayo.
Af duub loo geeystay shaqaale xabsi ka howlgala. Göteborg oo ay ku furmeen barnaamjyo carruurta loogu tagalay. Ardeyda badan oo jaamcadaha sanadkan nasiib u yeeshay iney helaan.
Xukuumadda oo codka kalsoonida loo qaadi doona maalinta isniinta iyo hogaamiyaasha xisbiyada oo arrinkaasi ku adkeeysanaya.
Stockholm oo bilaabeysa wajiga 4-aad ee tallaalka covid-19, Iswiidhen oo bixineysa deeq 1 milyan goojo tallaala iyo Fatima Nur (L) oo sheegtay inaaney ku fikir aheyn hogaamiyeheeda
Tirada guryaha ka shaqeeya oo kor u kacay, talaalka covid-19 oo 147 000 oo jeer la isticmaalay iyo warar kale.
Shaqo laanta dalkan oo kor u kacday, kiisaska corona oo ku sii kordhaya gobolka Skåne iyo warar kale.
205 qof oo dheeraad ah ayaa u geeryooday xanuunka covid-19, ra´iisal wasaaraha dalkan oo dhaleecayn loo soo gudbiyay iyo warar kale.
Barlamaanka oo qeeynuun cusub ka codeeyn doona bisha jannayo, tirada isbitaalada loo dhigo covid-19 ee gobolka Gävleborg oo kordhay iyo warar kale.
Steffan Löfven oo ku dhawaaqay xayiraado cusub. Haweeney ka soo laabatay ururka ISIS oo la xiray iyo Urur Soomaali ah oo qorsheynaya ka qeyb galka Melodifestivalen.
Sababta 41-jirku sannado badan go’doon ugu ahaa guriga hooyadii, Warbixinta Covid-19 iyo Qalabka ka diga dabka oo naf badbaadin kara.
66 qof oo u dhintay covid-19, magaalada Malmö oo xidhi doonta goobaha dabasha iyo warar kale.
Xannibaado hor leh oo lagu soo rogey Sweden, dalal horay loo ogolaa oo aan hadda soo geli karin & aabbe Soomaaliyeed oo ka hadlay ilmo si xun looga gudey.
Gobolka Skåne oo xayiraado lagu soo rogey, Xasharaadka oo Sweden cunno ahaan looga heli doono & Idil Caddoow oo ka warrantay halka ay diiradda ku saarto fankeeda.
Madsen oo la xidhi doono 14 casho, Löfven oo booqasho ku tagay Borlänge iyo warar kale.
V oo hanjabadii dib ula laabashada kalsoonida ra´issal wasaare Stefan Löfven wakhti joojin doonta, garsoore kubada cagta taarikhta galay iyo warar kale.
Saddex filim oo lagu magacaabay in ay ku tartamaan abaalmarinta Oscar, laba shakhsi oo kuraas ka helay akadeemiyada Iswiidhen iyo warar kale.
Maamul militari oo dalkan laga furi doono, billada abaalmarinta Nobel iyo warar kale.
Ardayda dugsiga sare oo xaalado ka duwan sidii hore ugu tegay iskuulada iyo dowlada oo sheegtay in uu u diyaarsan yahay qorshe lagu xirayo iskuulada haddii loo baahdo
Soomali ka leh kana hela doonta dalxiiska ee shiraaca iyo Toogashooyinka Sweden oo sare u kacay
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Barnaamijka ”Tala” oo maanta furmaya, dadka ku nool Serbiya iyo Montenegro ee doonaya iney Sweden yimaadaan iyo Qofka hindhasa oo looga baqo inuu qabo koroona
Kiisaska karoonaha oo hoos u dhacay, Denmarka oo xadka u fureeysa Skåne & shaqaalaha caafimaadka oo ay howshii ku badatay
Karoonihii oo hoos u dhacaya, koontoroolkii tigidhada oo dib loo bilaabay & baaritaan waqtiiyaa nasiib ah oo laga sameeynayo xaafadaha Rinkeby & Kista
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
88 qof oo hor leh ayaa u geeriyoodey covid-19. Sarkaal boliis ah oo lagu eedeeyey fataalnimo. Degmooyinka qaarkood oo laga joojiyey xiisadaha luuqadda hooyo iyo taageerada maadooyinka dhallaanka.
Hab lagu booqan karo goobaha daryeelka waayeelka. Maxaa gu waxan inuu fayruska corona aad ugu faafo Järva?. Miraha malmalaaddada laga sameeyo oo laga cabsi qabo in la waayo kuleeylaha.
Lacag deeq ah oo la gaadhsiiyay caruur waalidiintooda ka tirsanaayeen saaxafadda Soomaaliya, tirada u dhimatay covid-19 iyo warar kale.
Tirada u dhimatay covid-19 oo korodhay, shaqo la'aanta dalka oo kor u kacday iyo laba qof oo lagu soo oogay dacwad fal argagaxiso.
somali@sverigesradio.se
Markii ugu horreeysay muddo bil ah ayey 500 ka yar lagu hayo daryeel joogto ah covid-19. Saamiyada tijaabada covid-19 oo la gaarsiiyo 100 000 toddobaadkii. Ciriiriga ayaa sabab u ahaa faafidda Corona.
Laan cusub oo ku soo biirtay Radio Sweden. Waayeelka u geeriyoodey covid-19 ee Skåne oo aad u hooseeya. 99 hor leh oo u geeriyoodey covid-19. Shaqo la'aan soo heeysata dhallinyarada.
Xaaladda covid-19 ee dalka. Goobaha daryeelka waayeelka oo fayruska ey gaarsiiyeen dadka saacadaha ku shaqeeya. Gobolka Stockholm oo culeeyska ka yaraaneyo cusbitaallada.
Mohamed Abdulle Hassan Siidii, oo uu haleelay Corona, 100 000 qof oo laga baadhi doono iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee heeyada caafimaadka.
Tirada u dhimatay covid-19 oo kor u kacday iyo xafiiska shaqada oo dadka kula tallianaya in ay internetka hawlahooda ka qabsadaan.
somali@sverigesradio.se
Dadka u dhinta covid-19 ayaa kordhaya iyo xisbiyada KD iyo SD oo dawladda jawaab ku saabsan shirkadaha dalkan ka sugaysa.
somali@sverigesradio.se
Dadka u dhinta Corona oo sii kordhaysa iyo tirada dalbada lacagta ceeydha oo badatay.
somali@sverigesradio.se
Corona oo saameeynaya dhaqaalaha dalxiiska Sweden. Dhaqaaqa Flagga gult iyo Zlatan oo la tababaranaya Hammarby
Kalkaaliso caafimaad u dhimatay covid-19 iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee cudurkan.
somali@sverigesradio.se
Hay'adda caafimaadka bulshada oo la laabatay warbixin. Dacwad ka dhan ah nin lagu tuhunsan yahay faro xumeyn caruur
Stockholm oo la filayo in ay marxaladdi ugu sarreeysay ee Corona gaadhay,Xuseen oo ka bogsaday cudurkan iyo dawladda oo shaqooyin abuuraysa
Shirkii maalinlaha ee heeyada caafimaadka, Jamaal Sheekh Faarax oo shaqadiisi ku laabtay iyo Shirkad rabta in busaarad la geliyo.
somali@sverigesradio.se
Volvocars oo dib u bilaabeysa waxsoosaarkeeda. Iibsiga buugaagta ee online oo kordhay iyo Stefen Löfven oo baaq u diray shaqaalaha Vård
Falcelinta soo bandhigida tirakoobka dadka asalka dibeadaha ka yimid. Sommar-kan iyo shaqooyinka dhallinta iyo tiradda Corona ee maanta.
Goobaha daryeelka joogtada oo kordhay. Waalidiinta oo gunno xaq u yeelan doona haddii iskuullada la xiro. Shaqaale cusbital oo laga heley fayruska corona.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Dadka cidhiidhiga ku nool oo hooy lagu meeleeyn doono Corona awgeed iyo tirada u dhimata cudurkan oo ku kordhaysa dalkan.
somali@sverigesradio.se
Iskuul albaabada loo xidhay magaalada Göteborg, heeyada caafimaadka oo xogta telefoonada isticmaali doonta iyo warar kale.
somali@sverigesradio.se
Tirada ugu badan ee qaaday cudurka Corona waxeey degan yihiin xaafadaha Rinkeby-Kista iyo waayeel laga wacyi geliyay Whatsapp.
somali@sverigesradio.se
Tirada u dhinta Corona oo sii kordhaya, lacagaha dibada loo diro ayaa adkaan doona iyo cisbitaalka Älvsjö oo la dhameeystiray.
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Arrinka in la gubo dadka u dhinta Corona maxaa ka jira? Iyo dawladdu oo talo cusub soo jeedisay.
somali@sverigesradio.se
Khad telefan oo loo furay waayeelka aan soo adeegan karin iyo goobaha daryeelka waayelka oo la mamnuucay in la booqdo.
somali@sverigesradio.se
Feyruuska Corona oo ku sii fidaya Sweden iyo tartanka ciyaraha aduunka ee sboortiga oo dib loo dhigay.
somali@sverigesradio.se
Qofka karantiil ku jira oo aqalkiisa dhexdiisa ku dhex socday dhowr mayl. Waa sidee waxbarashada lagu qaadanayo xaafadaha?
Shirkadda Scania oo 19 000 shaqada ka joojinaysa. Xaaladda fayruska corona oo laga faa'iideysto. W. Arrimmaha dibadda oo muwaadiniinta soo daad gureeysa.
Filim ka hadlaya Corona oo soomaalida lagu wargelinayo iyo wakhtigii taayeerada barafka oo dib loo dhigay.
somali@sverigesradio.se
Cabuuqa Corona oo sii socda iyo ciyaarihii Olimbikada ee magaalada Tokyo oo la joojiyay
Imtaxaanadii qaran ee iskuulada oo Corona awgeed loo joojiyay iyo masaajidyada dalka oo albaabada loo xidhay.
somali@sverigesradio.se
Ardayda sagaalaadka oo ay culeys ku noqon doonto haddii iskuulada la xiro. waa side xaaladda SFI. Guusha Corona iyo dhowrista waayeelka oo isku xiran
Xaduudaha Yurub oo maanta xirmay. Baarlamanka oo go'aan ka gaaraya iskuulada iyo safarada gudaha dalka oo talo laga soo saaray
Boqorka iyo ra'iisal wasaaraha oo dalka la hadlay. Eurovision oo la baajiyay sanadkan iyo saaxada cusub ee waxbarashada
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Skolverket ka oo sheegay in aysan xiri karin iskuul.. Jimcaha oo maanta meel lagu wada tukan. Wel welka hoos u dhaca seyladaha
Wel welka laga qabo dadka ka yimaada Talayaaniga. Buundo si weyn loo sugayay oo Stockholm timid iyo warkii ugu dambeeyay ee caabuqa Corona
Xafladihii dabshidka oo la baajiyay. Aqoonta booliska xaduudaha. howlwadeeno caafimaad oo la karantiilay
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Soomaalida oo ka hadashay walaaca cudurka Corona, heerka cabsida cudurkan oo la kordhiyay iyo baasaaboorada beenta ah ee la qabto oo batay.
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somaliska@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
40% ka mid ah haweenka Sweden ee uu ku dhaco cudurka kansarka ee gala dhuunta ilma galeenka ayaanan tegin saamiyada tijaabada "screening" iyo qodobo kale ayaan barnaamijka ku soo qaadanaynaa.
Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Summadaha "emojis" oo 20 jirsaday iyo hab cusub oo dhalinyarada wax lagu bari karo. barnaamijka maanta.
somali@sverigesrdaio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somaliska@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somaliska@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
somali@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Hayadaha dawladda oo dareemeya dhaqdhaqaaqyo lagu carqaldeeyneyo doorashada, hase yeeshee aan sidaa u weyneeyn weli. Ururka waayeelka soomaalida Borlänge oo doorashada laga wareeystey.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Visar de 500 senaste av 1972 avsnitt.
Hela arkivet finns i feeden med ?all=1.